Ka bood dhex mushaaxida

Talo Soo Jeedi

Talo ama tusaale hadba kii aad haysid waad noo soo jeedin kartaa, waana muhiim. Taladaadu waxa ay si toos ah u gu gudbeysaa Gudoomiyaha Xisbiga. Waana la tixigalin doonnaa.

Mahadsanid!

Xigasho Gudoomiyaha Xisbiga Badbaado Qaran …

Ha. Badbaado Qaran waxa ay u tagaan tahay isbadel doon dhab ah! Badbaado Qaran waxay ay aaminsantahay hoggan leh aragti, huffnaan, dacadnimo iyo karti oo gaadhi doona go’aamaddii daruuriga ah ee adkaa oo wax ka qabanaya dhibaatooyinka wadanka ragaadiyey ee dawladihii hore ku guuldaraysteen xal in ay u helaan. Muhimadeeda sare ee Badbaado Qaran ma noqoneyso in ay ku hawshoodaan sidi dib loogu soo dooran lahaa haddii Eebe idmo in murashaxayaga uu ku guuleysto doorashooyinka 2021 wadankeena sharafta leh uu hoggaamiyo…Nagu soo biir oo taageer Badbaado Qaran si hal abuurka iyo kartida shacabkeeka Soomaaliyeed u hano qaado!

Fadlan ka eeg iimeylkaaga liinkiga lagaga shaqeysiinayo koontadaada.