Si aad uga qayb qaadatid isbadel la taaban karo iyo hirgelinta rajada jiilalka soo socda ee uu u taagan yahay Xisbiga Badbaado Qaran (XBQ), uuna hoggaanka u hayo horumuudka isbadeldoonka ah Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi oo ah Gudoomiyaha XBQ isla markaana ah murashax madaxweyne ee Jamhuuriyadda Federalka Soomaliyaa (JFS).
Waxaan si xurmo, qadarin iyo maamuus leh kaga codsaneyna in aad TABARUCE NOO NOQOTID si hiigsiga, himalada iyo rajada Xisbiga Badbaado Qaran oo u murashax madaxweyne Dr. Cabdiraxmaan u taagan yahay XAQIIQOWDO. Mahadsanid.