Ka bood dhex mushaaxida

Nagu Soo Biir

Si aad uga qayb qaadatid isbadel dhab ah, isla markaana xubin uga noqotid xisbiga isbadel doonka ah ee Badbaado Qaran wuxu xisbigu kugu martiqaadayaa in aad ku soo biirtid.

Xisbiga Badbaado Qaran waxaa xubin firforcoon ka noqon kara qofkasta oo Soomali ah, xisbiguna wuu soo dhaweynayaa.