Kaydka Muqaallada
Waxa halkan ku keydsan wareysiyaddii ugu dambeeyey ee uu bixiyey murashax madaxweyne Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi.
Wareysiyo kale oo badan waxay ku jiraan YouTube Channel-ka Xisbiga Badbaado Qaran (XBQ). Haddaba si aad kuwaas u daawatid fadlan guji calaamadda ee ka muuqata boggan hoostiisa.
Mahadsanid.