Ka bood dhex mushaaxida

Ku Deeq Immika

Si aad uga qayb qaadatid isbadel la taaban karo iyo hirgelinta rajada jiilalka soo socda ee uu u taagan yahay Xisbiga Badbaado Qaran (XBQ), uuna hoggaanka u hayo horumuudka isbadeldoonka ah Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi oo ah Gudoomiyaha XBQ isla markaana ah murashax madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaliyaa (JFS). Mudane Cabdiraxmaan oo la soo arkay waxqabadkiisa intuu xilalka qaranka soo qabtay wuxu go’aansaday in aanu shisheeye garab ka raadin ee uu bulshada Soomaaliyeed taageero weydiisto.

Waxaan si qadarin iyo maamuus leh kaga codsaneyna in aad Deeq wixii aad awooddo nagu taageertid. Mahadsanid.

Dhaqdhaqaaqyadii ugu dambeeyay

Immika Ku Deeq

  • 1
  • 2
  • 3

1. Dooro Qaddarkaaga

$
Sii wad

2. Macluumaadkaaga

Lambarka Taleefanku Waa Khalad
Tabarucaadka lagama jaro canshuurta.
Sii wad Dib u laabo

3. Macluumaadka lacag bixinta

$ 50