Waraysi: Dr. Cabdiraxmaan M. Cabdi Xaashi oo dhawaan ku dhawaaqay inuu isu taagayo doorashada madaxtinimada Soomaaliya
RaadRaac, July 21, 2012 ( RW) - Barnaamijka RaadRaac waxa marti noogu ah Dr. Cabdiraxmaan M. Cabdi Xaashi oo dhawaan magaalada Muqdishu kaga dhawaaqay inuu isu taagayo doorashada madaxtinimada Soomaaliya. Halkan ka dhegeso @ Wardheernews.com.