Musuqmaasuqa lagu soo oogay Madaxda DFKMG: Dr. Cabdriaxmaan M. Cabdi Xaashi Murashaxa Madaxtinimada Soomaaliya
July 24, 2012
Warsaxafadeed
Fairfax, VA. Warbixin ay dhowaan soo saartay Guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsan dhawrida arimaha Soomaaliya iyo Eriteriya (MGSE) ayaa lagu faahfaahiyey daahana looga qaaday caddeymaha isasootaraya ee ku aadan in Dowladda Soomaaliya ay tahay tan dunida ugu musuq-maasuqa badan. Warbixintan ayaa ah warbixin ka dambeysey tii Bangiga Aduunka uu soo saarey bishii Maajo ee tagtey Taasi oo iyaduna noo xaqiijisey heerka uu gaarsiisan yahay musuq-maasuqa ka jira Dowladda Dhexe ee ku Meel Gaarka ah (DFKMG) iyo hanta malaayiinka doolar ah ee la lunsaday, lacagtaasoo ahayd lacagihii deeqda ee Soomaaliya. Sii akhri...